Home

   

Kontakt

(Allkheyraad) :-Magaalada Kismayo Ee Gobolka Jubada Dhexe Ayaa Waxaa Nin Hubeysan Uu Ku Diley Laba Nin Oo Ayagu Ku Sugnaa Goobaha Dadku Isugu Yimaado Oo Shaaxa Laga Cabo.

Dadka Goobta Joogey Ayaa Waxaa Ay Sheegen In Ninka Falka Geestey Uu Gabi Ahaan Dad Kii Halkaa Fadhiyey Uu Rasaas Qabad Siiyey,

Ninkaan Falka Geystey Ayaa Waxaa Uu Doonayey In Uu Dilo Nin Asaga La Dhashey Oo Markaana Kamid Ahaa Dadka Goobta Fadhiyey Asagoo Labeegsadey Rasaas Aad U Farabadan Halkaa Oo U Ku Geeriyodey Nin Kii Uu Doonayey Iyo Nin Kale Oo Agfadhiyey,

Falka Kan Ayaa Waxa Uu Ka Dhacey Meesha Looyaqan Aargada Oo Inta Badan Habeen Kii Dadku Isugu Yimaado Ilaa Hada Falkaa Dilka Ah Ayana Lagaraney Wax Ka Dhexeeyey Nin Ka Dhintey Iyo Kan Diley Oo Iyagu Walaalo Ahaa,

Halka Kan Kale Oo Isaguna Rasaasta Ku Dhintey Uu Ahaa Dadkii Halkaa Ku Sugnaa Oo Ka Qaxweynayey Labadaa Nin Ayaa Waxaa Loola Cararey Isabitaalka Ayagoo In Tii La Siiwadey Ay Dhinteen Majirto Cid Soo Qabatey Nin Kii Falkaas Geestey,
 

madaxey :-weriyaha
Ku Laabo

Copyright © 2006-07 Allkheyradka--design:- Bashka

Top 10 songs

Waraysi Xiiso Badan

Aniga Waa La Igu Gumaystay Dhageyso
 

Somali links

Boocame
Calanka
Kismayo post
jirac.com
abaaqaroow
Somaliweyn
Horseednet
jidbaale
shabelle.net