(Allkheyraad)
:-waxaa maanta oo bishu tahay 31/08/2008 kadhacay degmada boocame xaflad balaadhan oo looga golahaa furitaanka dugsiga sare iyo kan H/dhexe ee
degmada boocame xafladaas oo ay kasoo qayb galeen dhamaan waa lidiinta iyo wax garadka degmada ayagoo mahad naq u soo jeediyay dhamaan cid walba oo gacan ka geysatay
arimaha wax barashada waxaa iyana xafladaas ka hadlay macalimiin in muda ahba boocame tababaro ka waday iyagoo halkaasna ku gudoonsiiyay maamulka wax barashada qalab wax
barasho oo isugu jiray buugaag cajilado CD ah iyo CDplayer, qalabkaas oo dhaman loo adeegsan doono wax barashada dugsiga sare


macalin c/laahi oo dadweynaha u sharaxaya qalabkii ay keeneen







Allkheyraad
online
Ku Laabo
 |
|
Copyright © 2006-07
Allkheyradka--design:- Bashka |
|
|