(Allkheyraad)
:-Sheekh Yuusuf Maxamed Siyad Indhacade oo saxaafada la hadlayey shirjairaid oo uuku qabtay gudaha Magaalada Muqdisho ayaa cadeeyey in uu bari
ka yahaya eedeyntii uu u soo jeediyey angulu muwanguura kuna eedeeyey in uu dalaal u yahay barcad badeeda afduubka ka geysata geyiga somalid ay u soo jeedisay Hey’adda
Badaha Caalamiga ah oo ku eedeysay inuu xiriir la leeyahay Burcad badeeda isla markaana ku eedeeyay Maamul Goboleedka Putland inay shirko la yihiin Burcad badeeda.
Janeral Sheekh Yuusuf Maxamed Siyad Indhacade :anigu weligey burcad badeed ma noqon xiriirna lama yeelan waxana hayaa document cadaynayo in aan horey u qaabtay burcad
bedded isla markaana aan maxkamad soo taagay
Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacadde oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa iska fogeeyay eedeyn uu u soo jeediyay Sarkaalka katirsan Hey’adda Badaha
Caalamiga ah oo ku aadnaa inuu madax ka yahay burcad badeeda oo uu share la yahay isla markaana uu ka gaacsado waxyaabaha mukhaadaraadka, waxaana uu sheegay sheekh Yuusuf
Indhacadde in sarkaalkaasi hadalkiisa uu yahay been aan sal iyo raad toona laheyn isla markaana uu u kala dulaalo Kooxaha Burcad badeeda Maraakiibta qafaalata iyo
Dowladihii iskalahaa.Sidoo kale waxa uu sheegay in uusan ka ganacsan waxyaabaha mukhaadaraadka oo lagu eedeeyay in uu ka ganacsado
isaga oo intaasi ku daray in wararka laga sheegay oo idil ay yihiin warar been abuur ah sida uu hadalka u dhigay.
Sidoo kale waxa uu sheegay in xilligii uu gacanta ku hayay Gobolka Sh/hoose dhowr jeer oo xilligaasi lagu afduubtay Xeebta Gobolka Sh/hoose uu isaga soo badbaadiyay
iminkana aanu suuragal aheyn in uu isaga wax lug ah kuyeesho afduubka Maraakiibta, wuxuuna u soo bandhigay Saxaafadda dukumentiyo ka tarjumaya Maraakiib uu haatan
kahor soo badbaadiyay.
Maamul Goboleedka Puntland ayuu sidoo kale sheegay in ay lugweyn ku leeyihiin arrimaha Burcad badeeda gaar ahaan Cadde Muuse oo uu sheegay in ay wax weyn kuleeyihiin
maraakiibta lasoo afduubto.
Indahcade ayaa iska fogeeyay warka sheegaya in uu ka mid ayahay kooxda dhalinyaro diimeedka Alshabaab lakin uu taageersa yahay isaga oo sii daba dhigay in aysan ka
aheyn in uu ka baqayo ciidamada dowlada iyo kuwa Ethiopia Sh: yuusuf indhacade ayaa ku tilmaamay heshiiskii Djaabouti mid ay
wateen wadamada reer galbeedka ee uu maraykanku hogaamiyo wuxuuna sheegay in u yahay mid aan natijo wax ku ool ah aysan ka so baxaynin
Balse wuxuu intaa ku daray in weli amiirkooda uu yahay Sheekh Shariif isla markaasina dhibta khilaafaatka uu ka dhashay keliya shirkaasi oo aysan illaa iyo hadda isku
raacsaneyn sida uu shirkiisa jaraa’id ku sheegay Yuusuf Maxamed Siyaad Indhocadde.
Allkheyraad
online
Ku Laabo
 |